Saddex qof ayaa ku dhimatay halka shan kalena dhaawacyo culus ay soo gaareen isku dhac dhex maray bilayska iyo dadka deggan degmada Lessos, ee Ismaamulka Nandi

isku dhacyadan bilayska iyo shacaabkan dhexmaray ayaa timid ka dib toogasho la sheegay in ciidamada ay u gaysteen kabotole.

Qalalaasahan ayaa sidokale yemid markii boqolaal qof Magaalada Lessos deggan ay weerareen Saldhiga Booliska ee Lessos iyagoo gubay guri uu degganaa taliyaha booliska ee saldhiggaas .

Ninkan ay Cidamaada dilin ayaa lagu magacaabi jiray Lazarus Tirop.