Wasiirka hore ee beeraha Mwangi Kiunjuri ayaa si rasmi ah u bilaabay Xisbiga Adeegga ee Kenya.Isaga oo hadlay inta lagu gudajiray furitaanka xisbiga,Mr Kiunjuri wuxuu balan qaaday in shaqadiis noqon doonto kacaan maamul.

Kiunjuri waxaa u sheegay in xisbigiisa noqon doono mid dadweynaha oo dhan ay ka qeyb ka noqdaan oo aan kaliya noqon doonin mid shaqsi lee yahay waxaa u sidoo kale u sheegay in siyaabo kala duwan ay qeyb oga noqon doonan siyaasadda dalka.

Mr Kiunjuri waxaa laga qaday xilkiisa wasiirnima sabab lagu sheegay ololihii joogtada ahaa ee u haye siyasada madaxweyne Ku-xigeen dalka Mr William Ruto.