Madaxweynaha dalka oo la filayo in u maanta hadlo
Madaxweynaha wadanka Uhuru Kenyatta ayaa la filaya in Maanta uu khudbad u jeediyo shacaabka Kenyanka ah.

Shacaabka dalka ayaa ku raja weyn in maanta madaxwyenaha qaadi doono bandowga habeenkii ee wadanka ka jiray tan iyo 27-kii bishii saddexaad ee sannadkan.
Sidokale waxay sheegayaan inay filayaan in Mr. Kenyatta uu soo afjaro amarkii uu ku mamnuucay in loo safro ama laga soo baxo ismaamullada Mombasa,Nairobi,Mandera, Kwale, iyo Kilifi.
Dhanka kale meelaha aan la la soo geli karin lagana bixi ayaa waxay kala yehiin xaafada islii ee Magaaladatan iyo Old Town oo Mombasa ah.

Arintan qaditanka bandowga ku sabsan ayaa si rasmi ah lo ogayn waxyaabaha u madaxwenaha u ka dihi doona waxana lo ogan doona marka u maanta hadlo.