Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka xukuumadda fedraalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadashay xaaladda gobolka Gedo, halkaas oo uu fatahaad ka sameeyay webiga Jubba kaasoo sameyn ku yeeshay dadka dagan Magaalooyinka uu saameyay.