Maxkamadda racfaanka ee dalkan kenya ayaa go’aamisay in maamulka canshuuraha ee KRA uu awood dastuuri ah u leeyahay in uu baaritaano ka sameeyo dhismooyinka ay degganyihiin shakhsiyaadka iyo shirkadaha lagu eedeyo inaynan bixin canshuurta laga doonayo.

Garsoorayaal ay kamid yehiiin Martha Koome iyo Jamila Maxamad ayaa arrinkan shaaca ka qaadin.

arintan ayaa timid kaddib markii KRA aynan ku qancin go’aan horay uga soo baxay maxkamadda sare ee wadankan kenya