Kenya ayaa xaqiijisay 343 kiis oo ku sabsan cudurka ‘coronavirus.
Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in 98 qof ay ka cafimaadiin cubqa COVID 19 sidokalana Madaxweynaha ayaa sheegay in ay tirada dhimashada ay weli tahay 14.

Madaxweyne Kenyatta ayaa isagoo lahadlaya shacaabka Kenyanka ah ku dhawaaqay ogeysiisyo ka dhan ah dagaalka COVId-19
Waxaana ka mid aha waxyaabahan soo socda

Kordhinta bandoowga wadanka oo dhan laga bilaabo 7-maqribnimo ilaa iyo 5-ta subaxnimo 21 maalmood.
in weli ay si socon doonto amarkii aha in aan laga bixi magaalooyinka Nairobi, Mombasa, Kilifi iyo Kwale 21 maalmood.
Gobolladan ayaa ahaa kuwe ugu horey ee lo aqoonsaday inay ay yehiin kuwa ugu halista badan cudurka coronavirus
Ismaamulada Nairobi iyo Mombasa ayaa hada ah tirada ugu badan ee kiisaska cabuqan COVID 19.

Dhankale Hotelo yar ayaa loo oggolaan doonaa in ay sidhi cadiga ahayd ay u shaqiyaan waa haddii ay u hoggaansan yihiin tallaabooyeenka dowladda ee ka dhanka ah faafitaanka cudurka dilaaga ah.

Dalka ayaa kiiski ugu horreeyay ee cudurka Coronavirus laga xaqiijiyey bishi hore March 13/ 2020.