Mama Ngina Kenyatta oo ah Marwadii  Madaxweynihii ee dalkani Kenya Kenyatta  ayaa dad danyar oo ku nool Gatundu iyo Nairobi ugu deeqday cunno qiimahoodu gaarayo Sh 20 milyan.

Nyokabi Kenyatta oo la dhalatay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo masuulinyeen kale oo la socday wakiilna ka aha  marwada koowaad ee dalka  ayaa deeqdaan gaarsiiyay dadkaasi danyarta ahaa gaarsiisay cunnadan.

Marqo Nyokabi ayaa  sheegtay  in deeqdan loogu talagalay dadka uu samaynta balaaran cabuqa  Covid-19 oo si weyn ugu faafay dunida