Wasaaradda caafimaadka xukuumadda Kenya ayaa xaqiijisay kiisas cusub oo  la xariira cudurka coronavirus kaasoo kaaraya illaa  12,qof taasoo ka dhigaysa tirada dadka la xanunsan cudurkan Wadanka   246 oo qof.

Shan kamid ah 12-ka ayaa ahaa shaqaale Hotel ,sida u sheegay  Wasiirka  caafimaadka Kenya  Mutahi Kagwe.

” saacadan aan hadda taagan nahay  waxaa cudurka laga dad ka badan 450 waxaana  Covid 19 ka helaynay illa iyo  12 qof sidokale  dadka cafimaaday  ayaa la baari doona  , “ayuu yiri Mr Kagwe.