Qaar ka mid ah ganacsatada Suuqa Bus park ee Ismamulka Mandheera ayaa sheegay inay ka  soo horjeedaan go’aankii Wasaarada Ganacsiga ee Ismamulka Mandheera ay ku dooneysay inay ku xirto Suuqa.

Ganacsatada ayaa sheegay inay yihiin dad dan yar ah oo noloshoodu ku xiran tahay Suuqa Bus Park waxayna dowlada ka codsadeen in maamulka uu ka noqdo go’aanka uu qaatay ee lagu xirayo Suuqa Bus Park.

Dhageyso cabashada ganacsatada

 

 

Facebook Comments