Xildhibaanka Bariga Embakasi Babu Owino ayaa la xiray saakay oo Jimco kadib markii uu rasaas ku dhaawac nin DJ ah oo lagu magacaabo Felix  Orinda.

Cusbitaalka Nairobi hosbital ayaa loo cararay Felix oo  xaaladiisu  ay  aad u liidato waxaanaa rasaasta ay uga dhacday Qoorta.

Wararkaayaa sheegaya Xildhibaanka bariga Embakasi Babu Owin iyo Dj. Felix uu muran dhexmaray kalaab ku yaala magaalada Nairobi iyadoo kaidb uu rasaas ka dhacday bisltoolad uu ku dhuftay Felix Orinda, waxaana Xildhibaanka iyo Dj-gta ay ahaayeen saaxibo aad isugu dhow.

Xildhibaan Owino ayaa lagu qabtay Cusbitaalka halkaasoo uu ku sugayay in dhaawaca DJ Feliex in  la dhigo.

Ma cada waxa sababay toogashada.

 

 

 

Facebook Comments