Dab ayaa xalay ka kacay dugsiga gabdhaha ee Moi ee magaalada Mandera ee gobolka Waqooyi bari.

Dabka xalay abaarihii 08:00 PM Fiidnimo ka kacay dugsiga gabdhaha ee Moi.Muse Xuseen Cali oo ka mid ah macalimiinta  dugsiga sare ee gabdaha ee Moi ee Ismaamulka Mandheera ayaa ka wareysaynay dabka xalay ka kacay Dugsiga gabdhaha iyo khasaaraha ka dhashay.

Wariyaheena Ismaamulka Mandera Cabdikheyr Jimcaale ayaa wareystay Macalin Muse wuxuuna marka hore wax ka weydiiyay sida uu dabka ku bilowday iyo khasaaraha ka dhashay ?