Gavanaha laga soo doorto Kountiga Wajeer Mudane Maxamad Cabdi Maxamuud ayaa waxaa uu dhagax dhigay wadooyin cusub oo laga dhisayo Magaalada Wajer.Warbixintaasi waxaa inoo haya wariyaheena Wajeer Xasan waayeel.