Wararka ka imaanaya magaalada Mandera ayaa waxay sheegayan in Gaari bas ah oo ay leedahay shirkada basaska ee Moyale Liner Bus uu shil ku galay wadada u dhaxaysa Rhamu iyo Mandera
Warbixin amuurtaasi kusaabsan ayaa waxa inoo haya wariyaheena Magaalada Mandera cabdikheyr Jimcaale

 

Facebook Comments