Koox dhalinyaro ah oo ku hubeysan Mindiyo iyo Baangado ayaa weerar ku qaaday Xaafado Katirsan magaalada mombasa iyagoo halkaasi ka geystay dhac iyo Boob.
Booliska ayaa sheegay in kooxdaasi burcad ah ee lagu magacaabo wakali kwanza ay argagixyeen dadka ku dhaqan xaafadaha Kwa Bulo, Bamburi Mwisho, Bombolulu iyo Kisimani.
Ciidadma amaanka ayaa bilaabay howlgal ay ku baadi goobayaan kooxahaasi
Taliyaha Booliska ee Magaalada Mombasa Johnston Ipara ayaa 4 kamid ah 13 qof oo ku dhaawacmay weerarkaasi ay xaaladoodu adag tahay.

Halkan Ka dhagayso wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Mombasa iyo wariyaheena Mombasa Mohamed Abdi Bootaan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here