Inta la xaqiijiyay waxaa ku geeriyooday 28 ruux oo u badan dumar iyo dhalaan kuwaasi oo ku la socday baabuur noocca baska ah kadib qarax miino ah oo loogu aasay wadada gudaha dalka dalka Afgaanistaan.
Sida uu xaqiijiyay Muhibullah Muhib oo ah afayeen kamid ah saraakiisha gobolka Farah ee dalkaasi.
Waxaa laga cabsi qabaa in tirade dhimashada ay sii korodho sida ay qabaan mas’uuliyiinta dalka Afgaanistaan iyada oo ay jiraan dhaawacyo aad u culus.

Majirto cid sheegatay mas’uuliyadda qaraxaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here