Waaxda fayodhowrka ee wasaaradda caafimaadka ismaamul goboleedka Mombasa ayaa howlgallo ay waday waxaa  ay gabi ahaanba albaabada iskugu dhifatay qaybaha Hilibka lagu iibiyo ee dukaamada waawayn gudaha magaalada Mombasa waxaana ay sii xirnaan doonaan muddo saddex maalmood ah inta laga helayo jawaabta ku aadan baaritaanada socda ee lagu xaqiijinayo cafimaad ahaanta isticmaalka hilibkan ee aadanaha.

Facebook Comments