Dubat Cali Camey waa guddoomiyaha guddiga suuq gaynta xoolaha nool ee dalka waxaana uu katirsanyahay waxgaradka ismaamulka Garissa.

Duqa ayaa waxaa uu soo dhaweeyay qaar ka mid ah qodobada uu soo jeediyay  Dr. Ekuru Aukot oo ah hoggaamiyaha xisbiga Thirdway Alliance oo ku aaddan in dadka kenyanka ah afti laga qaado si dastuurka dalka u degsan isbeddel loogu sameeyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here