Arday wax kabarta jaamacadda Egerton oo la’garan waayey meel uu jaan iyo cirib digey isbuuci tagay ayaa dib looga helay guriisa oo ku yaala halka lagu magacaabo Njoro isaDennis Ongeri oo ah wiilka meydkisa laga helay girigisa ayaa la sheegay in dhaawacyo ay uga yaaleen qeybaha jirkiisa gaar ahaan wajigiisa.
Henry Mulyungu waa madaxa jaamacadda Egerton waxaana uu xaqiijiyay geerida ardaygan waxaana la sheegayaa in ardaygan dad ugu ardambaysay axaddii tagtay lana garan waayay meel uu jaan iyo cirib dhigey.
Mulyungu ayaa ku booriyay ciidanka bileyska in ay baritaano sameyaan deg deg ah si loo ogaado waxa sababay dilka wiilkan ardayga ahaa.
Ardaygan oo jaamacaddan dhiganayay ayaa haatan meydkiisa la dhigey jaamaadda Egerton.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here