Dowladda Kenya ayaa dooneysa in xilka uu dhawaan ka geeriyooday Bob Collymore ee shirkadda Safaricom loo magaaabo nin muwaadin Kenyan ah.
Shirkadda ayaa isla maalinnimadii uu geeriyooday Bob Collymore kulan ay yeesheen agaasimayaasha waaxyaheeda markale xilkaas ugu magacaabeen si ku meel gaar ah Micheal Joseph oo ahaa Madax fulinta ka hor inta uusan xilka kala wareegin Bob Collymore sanaddii 2010kii.
Joseph ayaa ah gudoomiyaha guddiga Shirkadda islamarkaana ah gudoomiyaha shirkadda duulimaadka ee Kenya Airways.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here