Magaalada Mombasa waxaa maanta la dhagax dhigey masjid ibnu cabbaas oo ku yaala xaafadda Majengo ee ismaamulka xeebta.

Waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin iyo hoggaamiyaasha diinta ee xeebta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here