Agaasimayaasha Shirkadda Safaricom ayaa kulan ay shaley yeesheen waxaa ay qaadatay islamarkaana u magacawdey madaxi hore ee fulinta Mr. Michael Joseph si uu u sii wado howshan si ku meel gaar ah.

Xilkan loo magacaabay Joseph ayaa imaanaya xilli maalinkii shaley uu geeriyooday madaxii shirkadda Mr. Bob Collymore.

Mr. Joseph ayaa ahaa gudoomiya guddiga shirkadda waxaana uu sidokale yahay gudoomiyaha shirkadda Kenya Airways.

Collymore ayaa xilkaas kala wareegay Joseph oo hada si ku meel gaar u sii heyn doona sanaddii 2010kii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here