Wasaaradda Warfaafinta ee xukuumadda federaalka Soomaliyaayaa been ku sheegtay warqad Baraha bulshada lala dhex qaaday islamarkaana sheegeysa in xilka laga xayuubiyay Wasiir ku-xigeenka Batroolka.

“Wasaaradda warfaafinta waxaa ay beenineysaa warqadda Baraha bulshada lagu faafiyey ee sheegeysa in xilka  laga qaaday wasiir ku xigeenka  Wasaaradda Batroolka Mudane Hilaal”

xukuumadda Soomaaliya ayaa dhanka kale sheegtay inay dabagal ku heysa dadka wararka beenta ah ku faafiya baraha Bulshada ama warbaahinta kale islamarkaana ay tilaabo sharciga waafaqsan ka qaadeyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here