Wasaaradda arrimaha dibadda ayaa cambaareysay hadallo naceyb abuuri kara oo uu jeediyay xildhibaanka laga soo doorto deegaanka Starehe, Mr Jaguar kaasi oo uu ku sheegay in ajaaniibta dalka ku ganacsata ay la wareegeen ganacsiga islamarkaana uu siinayo muddo 24 saacadood ah haddii ay iskaga bixi waayaanna uu isticmaali doono awood islamarkaana uusan cidna uga cabsaneyn.

Xildhibaanka ayaa magic dhabay dalalka Tanzania iyo Uganda oo dalkani Kenya daris la ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here