Dowlada ayaa sheegtay in aysan jirin wax takoorid ah oo ku aadan shaqaalaynta dowlada

Guddoomiyaha gudiga Adeegga Bulshada Stephen Kirogo ayaa sheegay in ay xaqiijin doonaan in dhammaan bulshooyinka ay helaan fursado siman oo dhanka shaqaalaynta dowlada ah.

Gudmooyiha ayaa hadalkaasi jeediyay mar uun xafiskiisa magaalada Nairobi kula kulmayay qaar kamid ah bulshooyinka laga tirada badan yahay.

Hadalka Guddoomiyaha gudiga Adeegga Bulshada Stephen Kirogo ayaa kusoo beegmaya iyadoo dowlada lagu eedeynayo eexasho iyo takoorid dhanka shaqaaleynta dadka laga tirad badan yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here