Aaabaha dhalay wiil Ciidamada ilaalada gaarka ah ee Madaxtooyada ay togteen ayaa k hadlay xaalada caafimaad ee wiilkiisa.

Aabahan oo lagu magacaabo David Bera ayaa sheegay inay wiilkiisa yahay wiil wanaagsan balse sanadihii ugu dambeeyay uu haayey xanuun dhanka maskaxda kaasi oo sababay inuu ku dhaqaaqo falal qar-iskatuurnimo ah.

Ciidamada ilaalada gaarka ah ee Madaxtooyada ayaa dhaawacay wiilkaasi maalinti shalay kadib markii isagoo mindi ku hubeysan  uu isku dayay inuu xoog ku galo albaabka madaxtooyada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here