Yuusuf Dabageed oo isagu maalintii shalay jeediyey hadallo lid ku ah madaxweynaha Hirshabeelle ayaa maanta waxaa laga qaaday xilkii uu ka hayey gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa wareegto uu soo saaray ku casilay Yuusub Axmed Dabageed.

Labada mas’uul ayaa waxa ay sababeen in xiisado siyaasadeed ay ka kacaan magaalada Beledweyne.

Waxaana maanta magaalada Beledweyne ka soconaya banaanbaxyo looga soo horjeedo xil ka qaadista Dabageed.

HOOS KA DAAWO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here