Kadib markii dowlada hoose ee Wajeer ay mamnuucday dhammaan in la furo hoteellada magaaladaa si loo xoojiyo nadafada iyada oo bishii hore uu magaalada ka dilaacay cudurka shuban-biyoodka.

Waxaa arrimahan cabasho ka soo gudbiyey ganacsatada iyo qaar ka mid ah shacabka Wajeer waxaana ay wacad ku mareen in ay banaanbax sameyn doonaan haddii aan hoteellada laga xiray dib loo furin.

Hadaba wariyaha ayaga Abdilatif ajaa aya la kulmay qar kamid ah dadkasi.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here