Gaavanaha ismaamulka Machakos Alfred Mutua ayaa gaashaanka ku dhuftay dadka ka soo horjeeda musawirka lagu soo saaray lacagaha cusub.

Waxa uu difaacay dowladda qaran isaga oo sheegay in ay ku saxan tahay in musawirka Mzee Jomo Kenyatta lagu soo sharaxo lacagta cusub dusheeda.

Gaavana Mutua ayaa sheegay in si la mid ah sida halgamayaasha kale ee caalamka ay Kenya ku faani karto sawirka Jomo Kenyatta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here