Guddiga miisaaniyadda dalka ayaa ansixiyey qiyaasta miisaaniyadda 2019-2020 kadib markii ay heshiis la gaareen wasaaradda maaliyadda dalka.

WAda hadallo ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay u soconayey labada dhinac.

Ansixinta qiyaasta miisaaniyadda ayaa ah guul weyn oo u soo hoyatay wasiirka maaliyadda Henry Rotich kaasi oo isagu si toos ah la filayo in uu shaaca uga qaado miisaaniyadda qaranka bishan Juun 13-keeda.

Rotich iyo xoghayaha joogtada ee wasaaradaasi maaliyadda Kamau Thugge ayaa Talaadadii waxaa si gaar ah shir irdaha ay u laaban yihiin la yeeshay guddiga baarlamaaniga si looga heshiis looga gaaro qiyaasta guud ee miisaaniyadda qaranka.

Wasiirka maaliyadda ayaa ugu dambeyntii boorsadiisa gashaday 78 bilayan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here