irada dadka ku hoobanaya wadanka Suudaan ayaa mareysa ilaaa 60 qof kadib markii ciidammada milliteriga Suudan ay food is dareen dad careysan oo banaabaxayay.

Dilalka loo geysanayo dadka rayidka ah ayaa wasaaradda difaaca dalku waxa ay sheegay in difaaca ciidammadu uu aad u agayahay.

Dhakhaatiir caalami ah aoo halkaasi ka howlgala ayaa sheegaya in la xaqiiyey dadkani geeriyooday.

Guddiga milliteriga Suudaan ayaa xoog uga qaaday Bashir bishii abril waxaana mucaaradka dalkaasi Suudaan ay iyagu taagersan yihiin in kloo dhiibo shaqadaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here