Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa isku raacay in Soomaaliya laga saaro 1,000 Askari oo ka mid ah ciidanka AMISOM ee howlgalka ka waday Soomaaliya 10-kii sano ee ugu dambeysay.

Kulan ay yeesheen Jimcihii Golaha Ammaanka ayay ku sheegeen in ay muhiim tahay in si deg deg ah loo dhimo Ciidanka AMISOM Sanayooyin soo socda si sare looga qaado tababaradda Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Qorshaha lagu dhimaayo Ciidanka AMISOM ayaa waxaa soo jeedisay dowladda UK oo sheegtay in loo baahan yahay in tiradda Ciidanka AMISOM ee ku sugan Soomaaliya hoos loo dhigo.

Xigasho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here