Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska Theresa May ayaa xilkii iska casishay.

Theresa May oo warbaahinta ugu warameysay ayaa sheegtay in ay jagadaasi isaga tagtay. Waxaana ay sheegtay in ay ku guuldareysatay ka bixitaanka Ingiriisku uu ka baxayey Yurub inteeda kale sidoo kale waxa ay tilmaantay in dadaalladeedu fashilmeen kadib markii qorsheyaashii ay baarlamaanka hordhigtay ay noqdeen kuwo qadarintii ay mudnaayeen la siin waayey.

Is-casilitaanka Theresa May ayaa imaaneysa xilli ay Ingiriisku doonayaan in ay ka go’aan midowgii ay la lahaayeen qaaradda Yurub inteeda kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here