Xukuumadda Angoolaha ayaa sheegtay in la duugi doono dambasta hogaamiyihii jabhadda dalkaasi Angolan Jiif Jonas Savimbi, kaasi oo la dilay sanadkii 2002-kii, waxaana dib loogu duugi doonaa magaalada uu ka soo jeedo bisha soo socota.

Sidaasi waxaa sheegay eheladii ninkaasu ka dhintay, hogaamiyahani mucaaradka Angola ayaa ka soo dagaalamay dalkaasi Angola isaga oo dalkaasi ka dagaalamayey muddo 27-year sano ah.

Kadib markii dagaallo dhex mareen dowladda iyo jabhadda Liberation of Angola (MPLA) ayaa uu geeriyooday isaga oo la dagaalamaya dowladda Angola bishii ii Febraayo ayaa 22, 2002.

John Savinbi oo hogaaminayey xisbigii Unita ayaa waxaa uu ku dhintay dalkaasi Angola gobolkiisa Galbeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here