Xarunta Midowga Yurub ee magaalada Nairobi ayaa daaha ka rogtay in ay Nairobi ka furatay xafiis sidii safaarad oo kale ah tani oo Kenya ka dhigi doonta fadhiga 2-aad ee ugu weyn howlgallada hey’adaha caalamiga ah ee dalkani Kenya, marka laga soo tago xarunta Qaramada Midoobey.

U qeybsanaha Midowga Yurub ee arrimaha dibadda iyo amniga siyaasadda, Federica Mogherini, oo kulan la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda Monica Juma ayaa kadib daah ka rogista waxa ay sheegtay in ay tani tahay tilaabo horey loo qaaday.

Midowga Yurub iyo Kenya ayaa ka dooda iskaashiga dhinacyada amniga iskaashiga iyo amiga goboleedka iyo dhaqaalaha Buluugga ah ee dhowaan shir looga hadlayo uu ka dhacay Nairobi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here