Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa wajahaya kacdoon dadweyne oo kaga yimid dadweynaha gobolka Rift Valley.

Dadweynaha halkaasi ku dhaqan ayaa ku hanjabay in ay burburin doonaan hamigiisa doorasho madaxweyne ee sanadka 2022.

Wararka warbaahinta soo gaaraya ayaa sheegaya in isbaheysigii hore ee madaxweyne ku xigeenka ay qaarkood si hoose isaga baxeen isbaheysigiisa. Kuwa kale ayaa iyaguna si aamusnaan ah saaxiibtinimada uga goostay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here