Qiimaha khudaarta lagu kala iibsado ayaa kor u kacay suuqyada Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab, haweenka iyo qoysaska ayaa ka cabanaya sicir bararkani xilli lagu jiro bisha Ramadaan.

Dadka ayaa eed u jeedinaya ganacsatada kuwaasi oo ka faa’iideysanaya baahida badan ee Ramadaanka loo qabo khudaarta kala gedisan.

Warbixintan waxaa eegaya weriye Cabdisalaan Salas.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here