Ismaamulka Isiolo ayaa heli doona maaliyad dheeraad ah oo ka helayo Bankiga Adduunka iyada oo loo soo marsiinayo barnaamijka taageerada dowlad wadaajinta kaasi oo maraya heer gebogebo ah.

Arrintan ayaa imaaneysa xilli koox ka socota bankiga dunida ay soo afjareen kormeer labo beri ah oo ay ku soo sameynayeen dhammaan mashaariicda miisaaniyadeed ee Bankiga Adduunku ka bixiyo dalka.

Kooxda ka socota World Bank waxaa hogaaminyay agaasinka horumarinta iyo xaqiiqo raadinta Helene Carlsson, taasi oo eegaysa lix mashruuc oo bankigu ka fuliyey gobolka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here