Ciidammada Ugaanda ayaa baaraya duruufaha sababy in mid ka mid ah ciidammadooda ku sugnaa Soomaaliya uu toogasho u geysto sarkaal dhanka maamulka ah markii uu dileyna isagii xabad uu madaxa isaga dhuftay.

Majalada Daily Monitor ayaa qoreysa in askariga uu cadaadis kala kulmay sarkaalkii ka sareeyay ee dhanka kormeerka ciidanka.

Afhayeenka xisbiga talada haya ee dalka Yugaandha ee (UPDF) Brig Richard Karemire, ayaa sheegay in labo askari ay halkaasi ku dhinteen isla markaasina dowladda Yugaandha ay baareyso qaabka ay u dhinteen askartani.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here