Qaramada Midoobey qeybaheeda duurjoogta iyo dhowrista degaanka ayaa waxa heshiisyadeeda lagu qeexay in bacaha gacnaha lagu qaato ay halis guud ku yihiin degaanka iyo noolaha.

Wasakhda degaanka ayaana la soo qaatay in ay tahay sababta ay shimbiruhu u dhintaan. Waxaa arrintan la shaaciyey maalinta loo dabaaldego “Haajiritaanka Shimbiraha Caalamka oo ku beegnayd maalinimadii shalay.

Ururada caalamiga ah ayaa sheegay in bacaha balaastigga ah ay sidoo kale khatar ku yihiin shimbiraha loo yaqaan shimbir badeed-ka waxaana ay ku baaqeen ficil deg deg ah oo lagu soo afjarayo wasakhoowgani ku yimaada degaannada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here