Sirdoonka wadanka Venezuelan ayaa sheegaya in Axadii la xabsiga loo taxaabay ku xigeenka gudoomiyaha baarlamaanka mucaaradku heysto ee dalkaasi Venezuale.

Hogaamiyaha baarlamaanka Juan Guaido ayaa arrintani cambaareeyay.

Edgar Zambrano, oo ahaa ku xigeenkii mucaaradka ee garabka Guaido ayaa isna la soo xiray kadib markii uu ku guuldareystay in uu ka waantoobo kacdoon shacab oo ka dhacay Venezuala.

Gudoomiye Guadio ayaa uga digay dadka reer Venesuela waxaana uu caalamka u sheegay in uu isagu yahay madaxweynaha koowaad.

Guadi oo ah ninka ku kacsan Maduro ayaa doonaya in uu xukunka madaxweynaha rido kaasi oo dowladda Maduro eed koo oogtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here