Wararka inaga soo gaaraya magaalada Guriceel ee ismaamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi ay maanta gaareen madaxda Ururka Ahlusunna Wal-Jamaaca oo uu hogaaminayo madaxa xukuumadda Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan, wefdiga ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay degmada Guriceel.

Guddoomiyaha Guud ee Ururka Ahlusunna Wal-Jamaaca Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax oo hadal kooban u jeediyay dadkii soo dhaweeyey waxaana uu ku booriyey in ay sii adkeeyaan amnigooda gaar ahaan amniga degmada Guriceel.

SAWIRADA:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here