Naxdin iyo amakaag ayaa dhacay kadib markii gaavanaha kowntiga Kiambu Governor Ferdinand Waititu uu ka soo hormuuqday Guddiga senatka ee xisaabaadka dadweynaha iiyo maalgashiga.

Waxaa soo ifbaxday in kowntiga Kiambu la siiyey lacag dhan 2.5 bilyan taasi oo si la yaab leh uu xisaabaadkaasi uga hadlay gaavaha kowntigaasi, taasi oo guddigii dhegaysanayey ay ka biyo diideen.

Arrintan darteed ayaa waxaa gaavanahu uu heystaa ilaa 45 maalmood oo uu ku wajahi doono xisaabin gaar ah oo lagu sameyn doono xisaabaadka kowntiga Kiambu.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here