Ra’iisul Wasaaraha ayaa khudbadiisa soo xiritaankiisa shir waynaha ku sheegay in culimada, shacabka Soomaaliyeed iyo hoggaanka dalkka laga doonayo in ay dhaqan geliyaan natiijada kasoo baxday shirkaan oo intii uu socday looga dooday kaalinta culimada ee xoojinta amniga iyo dib-u-heshiisiinta dalka.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa culimada kula dardaarmay culimada in si wadajir ah cilmigooda ay ugu hagaan bulshada si looga hor tago dhagarta argagaxisada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here