Kulankii madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo M/weynihii hore ee Soomaaliya C/Qaasin Salaad Xasan, kulanka ayaa ka dhacay caasimadda Masar ee Al-Qaahira.

Madaxweynihii hore ee wadanka Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa ka hadlay xaaladda wadanka Soomaaliya xilligan la joogo waxaana uu sheegay in uu ka xun yahay in Soomaaliya weli aaney nabad buuxda ka dhicin.

Cabdiqaasim oo weriyayeyaasha kula hadlayey magaalada Qaahira ee caasimadda Masar ayaa ku booriyey madaxda iyo siyaasiyiinta Soomaalida in ay nabad u horseedaan dalka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here