Iyadoo waqtiyadii la soo dhaafay dilal sil-silad ah oo is xig xiga loo geystay haween aad u fara badan ayaa waxaa warbixin laga qoray dilalka haweenka ee dhacay muddooyinkii ugu dambeeyay.

Haweenkani ayaan dhaawac looga tegin waana la dilay badankood iyadoo bogaga jaraa’idyada ay ka buuxeen muddooyinkii ugu dambeeyay haween badan oo midba maalin la dilo.

Warbixin loogu magac daray Counting Dead Women Kenya oo looga hadlayo dilalka haweenka ayaa lagu sheegay in 40 haween ah dhegta dhiigga loo daray intii u dhaxeysay Janaayo sanadkan 2019 ilaa Abriil 2019. Waxaa haweenkani warbixintu ay sheegtay in midba mar shil lagu dilayey.

With the string of horrifying and senseless killings, concern has peaked in the country on the safety of women who seem to be the main casualties.

Between January 1, 2019 and April 13, 2019 only, 40 women have been murdered, this is according to data from Counting Dead Women Kenya.

Nairobi county leads in this body count of murdered women, followed by Kiambu and Nakuru county.
A majority of the 40 women and girls were killed by their intimate partners or members of their own family.
In the latest incident, which occurred on Monday in Nyeri County, a 24-year-old woman was stabbed and killed by an estranged lover.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here