Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa maalinimadii shalay ka baaqday kulankii MCA-yda dalka Kalfadhigani ayaa ahaa shir sanadeedka dhanka sharci dejinta waxaa annual Legislative Summit in Kisumu.

Waxaa halkaasi laga rajeynayey in uu khudbad ka jeediyo madaxweynaha isla markaasina uu halkaasi abaalmarino qaran ka bixiyo kuwaasi oo la siin lahaa afhayeennada kowntiyada.

Ma jirto cid akhrisay hadalkii uu madaxweynuhu goobta ka jeedin lahaa.

In ka badan 4,000 wufuud ah ayaa ka qeybgashay kalfadhigaasi oo ay isugu yimaadeen senato, MCA-yo ka kala socdey 47-da kownti ee dalka waxaana ay wufuudu shirka ku qabanayaan hotel Grand Royal Swiss Hotel oo uu shirku ka soconayo inta u dhaxeysa April 15 ilaa 18-keeda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here