Cali Roba, Gaavanaha Mandheera.

Gubernatooraha ayaa hadalkani ka sheegay mar uu ka qeyblayay kulan looga hadlayay la dagaalanka xagjirnimada oo maalinti Khamiisti lagu qabtay ismaamulkani Mandheera.

Gudoomiyaha ayaa ugu baaqay shacabka ismaamulka Mandheera in ay is-diiwaangiliyaan waxaana uu tilmaamay in waqtigu aad u yar yahay.

Ugu dambeyntii hogaamiyeyaasha tuullooyinka ayuu ugu baaqay shacabka kale in ay dadka reer guuraaga ah arrinkan fahamsiiyaan.

Warbixintan waxaa Mandheera inooga soo diray weriye Cabdikheyr.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here