Madaxweynaha dalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad u jeediyey boqolaal dadweyne ah xilli uu kula hadlay fagaare ku yaal degmada “Warta Nabadda” ee caasimadda Muqdisho.

Waxa uu sheegay in dowladdiisa aysan u dul qaadan doonin in dib loogu laabto xaaladihii adkaa ee uu soo maray dalka.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dad yar oo leh dano gaar ah ay ka shaqeynayaan kala qeybinta dadka iyo burburinta dalka.

HOOS RIIX KA DHAGEYSO CODKA MADAXWEYNAHA:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here