Ciidammada uu hogaamiyo jeneraal Khalifa Haftar ayaa Jimcihii sheegay in ay ku dhow yihiin Koonfurta magaalada Tripoli ee caasimadda Liibiya.

Dagaal ayaa laga soo sheegay in ay isaga horyimaadeen ciidammada uu wato jeneraalkaasi oo isagu hogaaminaya jabhadda LNA iyo ciidammada dowladda tabarta yar ee iyadu ka talisa qeybo ka mid ah caasimadda Tripoli.

Dhaqaaqa Jen. Haftar ayaa imaanaya kadib markii jabhadda LNA ay la midowday kooxaha kale ee ka jira Bariga dalkaasi kuwaasi oo wadajir ugu soo dhaqaaqay dhanka Tripoli.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey oo ka sii dhoofayey Liibiya ayaa sheegay in uu kulan la qaatay jen. Haftar isla markaasina uu rajeynayo in Liibiya ay ka badbaado dagaal sokeeye.

“I leave Libya with a heavy heart and deeply concerned. I still hope it is possible to avoid a bloody confrontation in and around Tripoli,” he said on Twitter.

The U.N. Security Council was briefed behind closed doors on the latest developments on Friday and expressed deep concern in a statement read after the meeting by German U.N. Ambassador Christoph Heusgen, president of the council for April.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here