Uhuru Kenyatta, madaxweynaha Kenya, PHOTO BY: Weriye BURHAN BIKOLO

Amniga ayaa kor loo qaaday wadooyinka ku dhow daarta baarlamaanka dalka.

Waxaa halkaasi khudbadda ‘Xaaladda Qaranka’ ka jeedin doono madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta.

Booliska dalka ayaa sheegay in wadooyinka agagaarka baarlamaanka la xiri doono xilliga ay dhaceyso munaasabadda iyadoo aan baabuureyda loo ogolaan doonin in ay goobta yimaadaan.

Khudbadda ayaa dhaceysa xilliga galabnimo. Video-ga hoose riix si aad u daawato khudbadda baarlamaanka.

SI TOOS AH HALKA HOOSE UGA DAAWO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here